10 Sano Kadib Ciidamada Nasaarada Itoobiya oo Maxas Isaga Baxay

Aug 7, 2024

Ciidamada xabashida Itoobiya ayaa isaga baxay dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war kasoo baxay  isbahaysiga Kufaarta Afrikanta ee dullaanka ku jooga Soomaaliya.

Saldhigaan ayaa lagu wareejiyay maleeshiyaatka murtadiinta, waana saldhigii lixaad oo  mudo sadax bil gudahood  ah ay wareejiso ATMIS.

Ciidamada xabashida ayaa duullaan ku qabsaday  Maxaas bishii Maarso ee sanadkii 2014-kii, tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha uu ururka midowga Afrika ku dhimayo ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya.

May be an image of jeep and UluruMay be an image of 10 people, crowd and text