Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray bayaan looga hadlayo weeraradii 11 September ee dhacay maanta oo kale 23 sano kahor, waxaana sidookale lagu sheegay in mu’asasada Al-Kataa’ib ay soo saari doonto muuqaal Dokumentari ah oo lagu soo bandhigayo sababaha keenay weeraradii 11-kii September kaas oo soconaya mudo hal saac .
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA OO DHAMEYSTIRAN.
11 kii September: Maxay Muslimiintu Naceyb ugu Qabaan Mareykanka?
08 Rabi’ul Awal 1446 H (11 September 2024) – Xilli Mareykanku u baroordiiqayo sanadguurada weeraradii 11 kii September, 2001 dii, hadana weli dowladan ma aysan ku baraarugin cawaaqibta foosha xun ee siyaasadeeda arimaha dibadda iyo taageerada ay siiso nidaamka cunsuriga ah ee loogu yeero Israa’iil. Faragelinta iyo gumeysiga uu Mareykanku ku hayo dhulalka Muslimiinta, iyo tabantaabada ay uga qeyb qaadanayaan xasuuqa ehelkeena reer Falastiin ayaa ah calaamad kale oo muujineysa sida dowladani daalimada ah ugu guuldareystay inay wax ka barato taariikhda dhiig daadinta ah ee ragaadiyey Umadooda.
Waxay ahayd 23 sano ka hor, markii 19 halyeey oo Mujaahidiin ah, oo ku hubeysan iimaan sal-adag iyo yaqiinta ballanqaadka Allaah, ay Mareykanka ku weerareen dhulkiisa, beegsadeen xarumaha dhaqaalihiisa, ciidankiisa iyo siyaasadiisa, ayna dhulka la simeen darbiyadeeda adag ee ay aaminsaneyd inaan la burburin karin. Nasiib darro, halkii ay ahayd inay ka fogaato asbaabihii horseeday halaagga kumanaan ka mid ah muwaadiniinteeda ku kala nool dalka iyo dibdiisa, waxay dowlada Mareykanka sii kordhisay kibirkeeda iyo dhugyaankeeda, waxayna si aan gabbasho lahayn u iclaamineysay duullaan saliiibi caalamiga ah oo ka dhanka ah islaamka iyo muslimiinta.
Maanta, kadib in ka badan 20 sano oo ay hurineysay dagaallo dhiig badan ku daatay, ayna khasaarisay dhowr Tiriliyan oo dollar oo ka mid ah canshuurta shacabka Mareykanka, dowladani wax natiijo ah kama aysan keenin waxa loogu yeero “dagaalka argigixisada” marka laga reebo inay kala kulantay guuldaro ba’an, waxaana intaas ka sii daran inay maanta weli ka dhega la’dahay asbaabihii Mujaahidiinta ku xambaaray weeraradaas iyo wax Shuhadada Muslimiinta ku riixayey inay fuliyaan weeraradaasi.
Si ka duwan hadalada madaxda Mareykanka ee waxba kama jiraanka ah, ee ku andacoonaya in sababaha keenay weeraradu ahaayeen naceybka islaamku u qabo xoriyadaha iyo hab-nololeedka dadka Amerikaanka ah, waxay weeraradu ahaayeen kuwa si toos ah uga jawaabayey dhaqanada gurracan ee siyaasada arimaha dibadda Mareykanka ee ku dhisan qabsashada dhulalka Muslimiinta iyo ka qeyb qaadashada xasuuq-wadareedka iyo gumeysiga Yahuudu ku heyso Muslimiinta reer Falastiin, labadaas sabab ayaana ilaa maanta ah kuwa taagan sidii ay u taagnayeen sanadkii 2001, maadama aan arkeyno kaalinta uu maanta Mareykanku ku leeyahay xasuuqa ka socda Gaza.
Si aan sharraxaad dheeri ah uga bixino dagaalka uu Mareykanku kula jiro Islaamka, Mu’asasada Alkataa’ib, waxay dhowaan baahin doontaa muuqaal Dokumentari ah oo lagu soo bandhigayo sababaha keenay weeraradii 11-kii September. Muuqaalkan oo la daawan karo wax ka badan muddo saacad ah, kuna soo bixi doona saddex luuqadood, ayaa tooshka ku ifin doona sooyaalka taariikheed ee Mareykanku u leeyahay dulmiga, liidnaanta xagga akhlaaqda ah ee hareeysay bulshadooda, halilsta uu maanta Mareykanku ku hayo nabada adduunka, iyo sababka ay Muslimiintu u neceb yihiin Mareykanka.
Xilli Mareykanku uu maanta baroordiiqayo, anaguna, waxaan dhanka kale u duceyneynaa Shuhadadeena, waxaana Allaah u weydiineynaa inuu shahaadada ka aqbalo hogaamiyeyaasha Mujaahidiinta iyo halyeeyadii 19-ka ahaa ee fuliyey weeraradii 11-kii September. Waxaan Allaah ka baryeeynaa inuu gaarsiiyo darajaatka ugu sareeya ee janada, kana abaalmariyo dadaalkii ay u galeen baraarujinta iyo kicinta wacyiga Umadda, iyo juhdigii ay ku bixiyeen inay Muslimiintu u kacaan jihaadka ka dhanka ah Fircoonka maanta oo ah Mareykanka. Waxaan sidoo kale Allaah weydiisaneynaa inuu xorriyadooda usoo celiyo dhamaan maxaabiista Muslimiinta ee ku jeebeysan jiilalka Yahuudda iyo saliiibyiinta.
Ugu dambeyntii waxaan dhamaan Muslimiinta ugu baaqeynaa inay u istaagaan Jihaadka ka dhanka ah Mareykanka iyo xulifadiisa Yahuudda, ayna beegsadeen masaalixdooda ku kala firirsan daafaha dunida, maankana ku hayaan hadalka Allaah ee ah:
BAYAANKA OO KU QORAN LUQADA INGIRIISKA.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA OO KU QORAN LUQADA CARABIGA.