Wararka ka imaanya wadanka Itoobiya ayaa ku waramaya in dad badan oo Itoobiyaan ah ay ku dhinteen wabiga Tekezi ee mara gobolka Amxaarada kadib markii ay la qalibantay Doon ay lasocdeen .
ilaa 19 ruux ayeey sheegeen maamulayaasha Itoobiya in ay ku dhinteen dhacdadaani oo dhacday maalinkii shalay ee sabtiada.
Waxaa lasoo badbaadiyay ilaa todobo kale oo ay ku jiraan caruur.
Dhimashada dadka Itoobiyaanka ah ayaa imaanaysa iyadoo todobadkii hore dhul go’ ka dhacay dalkaasi ay ku dhinteen boqolaal ruux
FAAFREEB PRO