Maleeshiyaat Katirsan Maamulka Axmad Madoobe oo Lagu Dilay Buula-Xaaji.

Sep 2, 2024

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar ku qaadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku sugnaa buundada deegaanka Buulo Xaaji ee duleedka Kismaayo.

Dhimashada waa 2 askari oo Murtadiin ah.

Dhaawaca waa 6 askari oo Murtadiin ah.

Agabyo kuwa ciidanka ah waa Qaniimo.