Daawo Muuqaalka Weerarkii Cagmarinta Ee Mujaahidiintu Ka Fuliyeen Cali Fooldheere.

Feb 23, 2025

Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo kooban, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Cali Fooldheere ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo cagta lagu mariyay maleeshiyadii ku sugnaa.

Muuqaalka ayaa la daawan karaa muddo 4 daqiiqo ku dhow, waxay na cameradda Kataa’ib Al-ikbaariyah si toos ah kuu dul-geynaysaa dagaalkii Cali Fooldheere ee lagu jabiyay maleeshiyaadka Riddada, taqadumka mujaahidiinta iyo baacsiga firxadka Riddada oo dhulka howdka ah lagu ugaarsanayo ayaa qayb ka ah muuqaallada uu soo bandhigayo Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

Halkan Ka Degso Muuqaalka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

Halkan Ka Dhugo Muuqaalka.