Kusoo dhawaada wareysi gaar ah oo ay Al-Furqaan Tv la yeelatay Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ah hal abuurada iyo aqoonyahada Soomaaliyeed.
Wareysiga Abwaanka oo lagu qaaday istuudiyaha sadaxaad ee Al-furqaan ayaa taabanaya xaaladda Abwaanka, halka uu ku dambeeyo, mowqifkiisa ku aadan heshiiska Itoobiya loogu saxiixay badda iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Waxaana xusid mudan in muddo ay bulshada Soomaaliyeed sugayeen wareysigan xiisaha leh.
Wareysiga oo dhammeystiran ka daawo halkan oo gujji.