FAAHFAAHIN: Magacyada Saraakiisha Lagu Dilay Iyo Kuwa Lagu Dhaawacay Howlgalkii Xarunta Beach View Ee Muqdisho.
Cali Mahdi mas’uul ka tirsanaa wazaarada arimaha dibadda, waa Dhimasho.
Dr Cabdi Qani, siyaasi hadda la shaqeeya xukuumada Xamza cabdi Barre, waa dhimasho.
Xasan Nuur, shaqaalaha wazaarada gaadiidka, waa dhimasho.
Maxamed Cabdulqaadir Mustaf, Gaashaanle military, waa dhimasho.
Axmad Gacal Muuse – masuul ka tirsan safaaradda ingiriiska, waa dhmasho.
Axmad Cali Daahir – waa mas’uul ka tirsan wazaarada maaliyada, waa dhimasho.
Axmad Colow – oo ka tirsan Wazaarada maaliyada, waa dhimasho.
Burhaan maxamed Xagaleey, waa mas’uul ka tirsan wazaarada maaliyadda, waa dhimasho.
Ibraahim Sheeqaal taliye ku xigeenka NISA ee banadir, waa dhaawac.
Ibraahim Xidigow, waa sarkaal ka tirsanaa Police-ka, waa dhimasho.
Nuur Cabdullaahi Cali, abaabulayeyaasha kaambeeynka xasan sheekh Maxamuud, waa dhaawac.
Cali Muuse, isku duwaha wazaarda hormarinta beeraha, waa dhimasho.
Aweys Sheekh Maxamuu, waa Dhimasho.
Feysal Cabdullaahi Xaashi, sarkaal ka tirsanaa ciidanka Danab, waa dhimasho.
Maxamed Nuur oo ka tirsanaa ciidanka Haramcad, waa dhimasho