Maamulka ashahaado ladirirka ah ee Axmad Madoobe ayaa sii wada falalka uu kula dagaallamyo diinta islaamka isagoo saacadihii lasoo dhaafay qaaday olole uu ku gubay niqaabka ay xirtaan dumarka muslimaatka ah.
Maleeshiyaatka ridada ayaa magaalada Kismaanyo kasoo uruuriyay indhashareerka ay xirtaa haweenka iyagoo isugu keenay hal goob kadibna ku gubay.
Saraakiisha Axmad Madoobe waxay sheegeen in aysan aqbali doonin ln Kismaanyo laga xirto niqaabka.
Tani ayaa qeyb ka ah miraha laga dhaxlay dullaanka saliibiga ah ee ciidamada Kenya ku joogaan gobollada uu xukumo maamulka isugu yeeray Jubbland, oo maanta gaalada kula tartamaya manuucida shacaa’irta islaamka.
FAAFREEB PRO