Wadanka kenya waxaa maanta ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeeday madaxynaha Kenya Wilyam Ruto.
Boqolaal Keenyaan ah ayaa isugu soo baxay bartmaha magaalada Nairobi iyagoo dalbanayay in uu xilka ka dago madaxwaynahooda.
Booliska Kenya ayaa shacabka u adeegsaday rasaas iyo sunta dadka ka ilimaysiisa, waxayna si xoog ah ku kala direen mudaaharaadayaasha.
Mudo labo bil ah Kenya waxay martigalinaysaa banaanbaxyo looga soo horjeedo madaxwaynaha dalkaas, kacdoonka ayaa ka billaawday xaalad dhaqaale xumi ee kajirta wadankan.
FAAFREEB PRO