Weerar iyo Qarax Xoogan oo Lala Beegsaday Qaar Kamid ah Maleeshiyaatka Kusugan Gedo.

Aug 15, 2024

Ciidamo katirsan xarakada mujaahidiinta ayaa xalay weerar ku qaaday xerada Baraxow ee ay murtadiintu ku leeyihiin degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Wali lama shaacin khasaaraha rasmiga ah ee Murtadiinta halkaasi kasoo gaaray.

Dhanka kale qarax mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen gudaha degmada Baladxaawo ayaa lala eegtay bar control oo maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi gaar ahaan dhinaca xigta magaalada Mandheere.

Waxaa qaraxaasi ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah oo dhaawiciisa uu garaab yahay.

Howgalladan ayaa qeyb ka ah kuwa lagu naafeynayo cadawg Allah ee kusoo duulay dalka iyo diinta muslimka ah nuuc waliba oo uu leeyahay.