Amiirka Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan Sheekh Mowlawi Haybatullaahi Akhun-Zaadah ayaa jeediyay kalimad dhinacyo badan taabanaysa.
Wuxuu uga warbixiyay xaalada uu marayo dalka Afgaanistaan, isagoo fariimo kala duwan udiray muslimiinta caalamka iyo shacabka reer Afgaan.
HOOS KA DHAGEYSO KALIMADA AMIIRKA OO AFSOOMAALI KU TARJUMAN.