Maxkamada wilaayada Jubbada-Hoose ayaa galabta xukun xadu rida ah ku fulisay ilaa sadax murtadiin ah oo katirsan maleeshiyaatka maamulka ridada Jubbaland.
Murtadiinta la toogtay ayaa lagu kala magacaabaa:
Saciid Cabdow Yusuuf da’diisa 26 sano jir waxa uu katirsanaa maleeshiyaadka loogu yeero Nabad Sugida ee Jubbaland wuxuuna lashaqeynayay mudo 6-bilood ah.
Maxamed Cabdi Xassan 38 sano jir, wuxuu katirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta Jubbaland, wuxuu kamid ahaa maleeshiyaadkii duulaanka ku qaaday buulo-xaaji kadib ayay gacanta kusoodhigeen ciidamada mujaahidiinta.
Cabdi Cumar Maxamed 18 sano jir, wuxuu katirsnaa maleeshiyaadka murtadiinta Jubbaland gaar ahaan kuwa Booliska.