Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa ku waramaya in ugu yaraan ilaa afar ruux lagu dilay ismaamulka Tana River, weerarkaas oo ay geesteen koox keenyaan ah oo ku hubaysna Qaansooyin iyo Fallaro.
Dhacdada ayaa si gaar ah waxay uga dhacday dagmada Bangal, waxaana dadka la dilay ku jira canug shan jir ah.
Warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa ku warantay in kooxaha dilka geestay ay isticmaalayeen fallaro sumaysan, sidaasna ay ku dileen afarta ruux.
Dhacdadaan ayaa ku biiraysa falaal kuwaan lamid ah oo si maalinle ah uga dhaca dalkaan, Booliska dowlada kaafirada ah ee Kenya ayaana ku guulaysan la’ in ay sugaan amaanka dadka Keenyaanka ah.
Iyadoo shacabka Keenyaanka ay la noolyihiin amaan daradaas, ayey xukumada saliibiyada ah ee Nayroobi, waxaa Soomaaliya ka jooga kumanaan ciidamo ah oo ay sheegayso in ay ka difaacayaan weeraro uga yimaada dibada, halka maamulka Ruto uu ku guulaysan la’ahay in uu sugo amniga muwaadiniintiisa islaynaysa, iskadaba daaye weerarada dhigbaxa iyo dhaqaale burburka uhorseeday ee kaga imaanaya mujaahidiinta.
FAAFREEB PRO