Waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada Mujaahidiinta ay saacadihii lasoo dhaafay madaafiic ku garaaceen saldhiga askarta Saliibiyiinta Mareykanka ee Bilidoogle ee wilaayada Shabeelada hoose.
Sida lagu soo waramayo waxeyna Madaafiicda ku dhaceen gudaha saldhiga waxaana jirta khasaara cadowga Allaah lagu gaarsiiyay duqeyntaas.
Wixii faahfaahin ah ee kasoo baxa weerarkaas waan idiinla soo wadaagi doonaa Insha Allah.
Kusoo biir bareheena Telegramka 👇
https://t.me/Faafka5