Faahfaahino Dheeraad ah oo Laga Helayo Duqeyntii Bilidoogle iyo Weeraro Kale oo Lagu Naafeeyey Cadawga.

Sep 8, 2024

Waxaa Tafaasiil dheeraad ah laga helayaa khasaaraha Saliibiyiinta Mareykanka, kuwa Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Ridada DANAB lagu gaarsiiyay madaafiic saddex habeen ka hor ciidamada Mujaahidiintu ay ku garaaceen saldhiga Bilidoogle ee Shabeelada hoose.

Askarta Saliibiyadda Mareykanka waxaa duqeyntaas kaga dhaawacmay 1 askari oo American ah kaasi oo Lugaha ka burburay

Kufaarta Afrikaanta baqtiga waa 3 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Dhaawaca waa 7 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Murtadiinta DANAB dhimashada waa 5 askari oo Murtadiin ah.

Sidoo kale waxaa gubtay Kunteenaro Kufaarta Iyo Murtadiinta wax ugu jiraan oo gudaha saldhiga Bilidoogle yaalay oo madaaficda ay ku dhaceen ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Ridada ee deegaanka Jaziira ee dhaca wadada xeebta ah ee isku xirta Muqdisho iyo Marka.

Isla Shabeelada hoose waxaa faahfaahin laga helayaa qarax shalay kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah lagula beegsaday agagaarka deegaanka Numbar50.

Baqtiga waa 7 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Dhaawaca waa 3 askari oo isla Kufaarta Afrikaanta ah.

Diyaarada Elecobtar ah ayaa baqtiyada iyo dhaawacyada goobta ka qaaday.

Dhanka gobolka Baay ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen isbaaro maleeshiyaatka Ridada u tiilay inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo deegaanka Goof-gaduud Buurey, Waxeyna ku dileen 1 askari oo Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Maruub Maxamed kaasi oo ay ka furteen qorigii uu ku hubeynaa.

Dhinaca Mandheera ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga askarta Kufaarta Kenya ee degmada Carabiya ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Baqtiga waa 1 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Dagaalka inta uu socday saldhiga dab xoogan ayaa qabsaday.

Aan markana u weecano dhanka gobolka Gedo, ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday Bar Control oo maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin gudaha degmada Baladxaawo ee Gedo, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.

Ugu dambeyntii dhanka Banaadir ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley weeraro madaafiic ah ku qaaday saldhigyo iyo xarumo murtadiinta ay ku leeyihiin gudaha magaalada Muqdisho.

Goobaha xaley madaafiicda lagu weeraray waxaa kamid ah. Xarunta Madaxtooyada kooxda ridada Soomaliya ee loo yaqaano (Villa-Soomaliya).

Sidoo kale, Mujaahidiinta waxay madaafiic ku garaaceen saldhigyo maleeshiyaatka ridada ay ku kala leeyihiin degmooyinka kala ah, Xamarweyne, Xamar-Jajab, Hilwaa, Yaaqshiid, Kaaraan, waxaana jira khasaaro gaaray maleeshiyaatkii ridada ee ku sugnaa saldhigyadaasi.

Kusoo Biir Bareheena gaarka ah oo la soco wararkeena 👇

https://t.me/Faafka2

https://t.me/FAFKA62

https://t.me/Fafka6