Maleeshiyaat katirsan kuwa maamulka ashahaado ladirirka ah ee Soomaliland ayaa shil ku galay gobolka Waqooyi Galbeed.
Shilka ayaa waxuu ka dhacay dagmada Sheekh waxaana galay gaari ay wateen maleeshiyaatka Booliska.maamulka Hargaysa.
Waxaa ku dhintay hal askari iyadoo ay ku dhaawacmeen todobo kale.