Howgallo Xoogan oo Lagu Dhiig Bixiyey Cadawga Allah oo Dhacay Saacadihii Lasoo Dhaafay.

Sep 18, 2024

Ciidamada mujaahidiinta ayaa saacadihii lasoo dhaafy weerar culus ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Qansaxdheere ee wilaayada Baay, waxayna Allaah fadligiis si buuxda ay gacanta ugu dhigeen xerada Ceel-mashruuc ee Riddada.

Howlgalkan waxay ciidamada mujaahidiintu dhagta dhiiga ugu dareen ugu yaraan lix askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale.

Hadii aan u weecano dhanka gobolka Gedo, howlgal qarax ah oo ay ciidanka mujaahidiintu saaka ka fuliyeen gudaha degmada Baardheere ayaa lala eegtay ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa gudaha degmadaasi, waxaa jira khasaare gaaray saliibiyiinta xabashida.

Waana soo gudbin doonaa wixii faahfaahin ah oo kasoo kordha weerarkaas Insha Allah.

KUSOO BIIR BAREEHAN TELEGRAMKA 👇

https://t.me/Fafka7

https://t.me/Fafka9

https://t.me/Fafka2