Ugu horeyntii dhanka Hiiraan ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen isbaarada ,Murtadiinta ee Buundada weyn ee magaalada Beledweyne.
Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah.
Dhanka Shabeelada hoose waxaa faahfaahin laga helayaa qaraxyo maalin ka hor kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah lagula beegsaday inta u dhaxeysa deegaanada Danow iyo Shalaambood.
Baqtiga waa 3 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.
Dhaawaca waa 5 askari oo isla Kufaarta Afrikaanta ah.
Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay afafka hore ee degmada Awdheegle, Waxaana jirta khasaara Murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkaas dhabba galka ah.
FAAFREEB PRO