Baarlamaanka Ridada oo la Horgeeyey Mooshin ka Dhan ah Murtad Fiqi.

Sep 29, 2024

Xildhibaano katirsan Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa murtad Aadan Madoobe oo ah gudoomiyaha golahadawaaqida Kooxda Ridada waxay ugudbiyeen warqad mooshin ah oo kadhan ah Murtad Axmad Macalin Fiqihi.

Fiqhi ayaa hada ku magacaaban wasiirka arimaha dibada Kooxda Ridada, waxayna dalbadeen in la qaado cadeyn xilka looga qaadayo.

Waxyaabaha ay ku edeeyeen waxaa kamid ah musuqmaasq iyo in uu shaqadiisa gudan wayaay sidookale howlihii wasaarada oo kaligiis isku koobay.

Waxay sidookale sheegeen in lacagaha kasoo xarota wasaarada arimaha dibada ridada uu qansadiisa ku shubto uusana kusoo dhicin qasnada dowlada ridada.

Tallabadaan ayaa imaanaysa iyadoo mudooyinki danbe uu sii kordiyay khilaafka ka dhaxeeya Kooxda Ridada Soomaaliya, warar soo baxaya ayaana sheegaya in xildhibaanada mooshinka gudbiyay uu khilaaf gaar ah kala dhaxeeya Fiqhi uu ka kansalayfiisooyin ay eheladooda ugu diri lahaayeen qaarada Yurub.

FAAFREEB PRO