Qarax Lagu Laayay Ciidanka Uganda oo Ka Dhacay Shabeellada-Hoose.

Oct 1, 2024

Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta qaraxyo la beegsadeen kolonyo katirsan ciidamada kufaarta Afrikaanta oo ku socdaalayay inta udhaxaysa deegaanada Golweyn iyo Danow.

Qaraxyada ayaa si gaar ah uhaleelay ciidan lug ah oo kolonyada uhoreeyay.

Baqtiga waa 3 askari oo kufaarta Afrikaanta ah.

Dhaawacu waa 11 oo 7 kamid ah ay garaab tahay.