Dowladaha Tabantaabiya Kooxda Ridada oo war Kasoo Saaray Kulan ay Yeesheen.

Oct 5, 2024

Xili marxaladii ugu liidatay ay ku jirto Kooxda Ridada Soomaaliya, ayaa magaalada Washiton ee caasimada wadank Maraykanka waxaa kulan ku yeeshay dowladaha gaalada ee taban taabiya nidaamka ridada ah ee ay gaaladu ka dhiseen wadankan muslimka ah.

Dowladaha loogu yeero Quint oo ah kuwa bixiya kaalmada lasiiyo ridada, ayaa bayaankooda ku sheegay in ay mas’uuliyiin katirsan Kooxda Gurguurte kala hadleen xaalada ay ku suganyihiin ee kala guurka ah.

Dowladahaasi waxaa qeyb ka ah Maraykanka, Qadar, Turkiiga ,imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska, waxayna si gaar ah walaac uga muujiyeen xiisada ka taagan gobolka oo ay sheegeen in ay wiiqsayso dagaalka ay kula jiraan islaamka ehelkiia oo ay u huwiyeen magaca ladagaalanka arigixisada.

Waxaa bayaanka si gaar ah loogu soo hadal qaadya khilaafka udhaxeeya xukuumadaha Villa Soomaaliya iyo Addis Ababa, taas oo ay sheegeen in ay saameyn ku yeelan doonto howlgalka cusub ee ay doonayaan in ay dalka kaga dhagawaaqaan bilowga sanadka 2025.

Xaalad Jahwareer ah ayaa haraysay nidaamka kufriga ah ee isku bahaystay ladagaalanka muslimiinta ee mandiqada geeska Afrika, waxaana xaalad hubti la’aan ah wajahaya mustqabalka dagaalka ashahaaod ladirinimo ee kadhanka ah shareecada rabi.

FAAFREEB PRO