Xildhibaano Qiray In uu Fashilmay Gulufkii uu Gurguurte Ku Qaaday Wilayaatka islaamiga Ah.

Oct 8, 2024

Xildhibaan katirsan Golaha dawaaqiidda kooxda Ridada ayaa qirtay in Xasan Gurguurte uu ku fashilmay duullaankii uu ku qaaday wilaayaatka Islaamiga ah isagoona banaanka soo dhigay khilaafka cusub.

Xilli uu cirka iskusii shareerayo khilaafka udhaxeeya hoggaanka kooxda ridada iyo maamulka isku magacaabay Jubbaland ayay xildhibaano katirsan golaha dawaaqiidda oo la safan Axmed Madoobe eedayn kulul ujeediyen Xasan Gurguurte.

Max’med Cali Cumar Caana-nuug oo katirsan xildhibaanada dawaaqiidda kooxda ridada ayaa taageeray mowqifkii uu Axmed Madoobe ka qaatay shirka ka socda Villa Somalia islamarkaana uu ku mucaaraday muddo kororsiga uu madaxa kooxda ridada damacsanyahay.

Caana Nuug ayaa ku eedeeyay Xasan Gurguurte in uu marwalba jiha wareeriyo madaxda dowlad goboleedyada isagoo u sheego in uu ku mashquulsanyahay dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin,wuxuu qiray in maleeshiyaadka murtadiinta lagusoo jebiyay gobollada dhexe islamarkaana aysan jirin hal gobol oo maleeshiyaadka murtadiintu guulo lataaban karo kagaareen.

in doorashooyin qof iyo cod ah ay kooxda Ridada ka qabato Soomaaliya ayuu ku tilmaamay khiyaali riyo maalmeed ah isagoona usababeeyay awoodda mujaahidiinta ee sii bulaalaysa.

in doorashooyin gaaleedyo qof iyo cod ah ay kooxda Ridada ka qabato Soomaaliya ayuu ku tilmaamay khiyaali riyo maalmeed ah isagoona usababeeyay awoodda mujaahidiinta ee sii bulaalaysa.

wuxuu carrabka ku adkeeyay in dagaalkii uu Xasan Sheekh iclaamiyay uu ahaa boor isku qaris uu ku doonayo muddo kororsi sida uu hadalka udhigay.

Golaha dawaaqiidda waxaa ka dhax billaawday is xulufaysi ay kula kala safanayaan Xasan Gurguurte iyo Axmed Madoobe, kooxda ridada ayaa qaaqlayaasha baraha bulshada lacago kusiisay in ay caayaan madaxda maamulka ashahahaadda ladirirka Jubbaland waxaana arrinkaas cambaareeyay wasiirka warfaafinta maamulkan uu fadhigiisu yahay Kismaayo.

Markale Xildhibaan Caana Nuug ayaa qiraya in kooxda ridada ay waddo olole warbaahineed oo lagu dhaleecaynayo Axmed Madoobe wuxuuna falkaas ku sifeeyay mid xaaladda sii adkeyn kara.

Madaxa maamulka ashahaadda ladirirka Jubbaland ayaa isaga baxay shirkii muqdisho ka socday wuxuuna isagoo caraysan dib ugu laabtay magaalada Kismaayo halkaas oo lafilayo in uu ku qabto shir jaraa’id