Dabaylo Xoogan oo Ku Dhuftay Maraykanka.

Oct 10, 2024

Dabaylo xoogan ayaa saacadihii lasoo dhaafya ku dhuftay xeebaha wadanka Maraykanka.

Si gaar ah gobolka Flarida ayeey dabaluhu ku dhufteen kuwaas oo watay roobab mahiigaan ah.

Saacadii ay jaraysa masaafo ka badan labo boqol oo KM, waana duufaantii ugu xooga badanayd ee mudo nus qarni ah soo marta Maraykanka.

Boqolala guryo ah ayaa ku burbuuray, waxayna korontada ka go’day magaalooyin dhowr ah.