ATMIS oo ka Hadashay Weerarkii ay Mujaahidiinta ku Qaadeen Gudaha Xerada Xalane.

Nov 3, 2024

ATMIS ayaa cambaareysay madaafiicda lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Taliska ciidamada kufaarta Afrikaanta ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii madaafiicda ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiinta ay ku qaadeen gudaha xerada gaalada ay isku uruursadeen ee Xalane.

Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in wixii ku dhacay gudaha xeradaas ay si aad ah uga xunyihiin.

Dhanka kale ninkan ayaa tacsi u dirtay ehelada gaaladii ku baqtisay halkaas.

Ugu dambeyntii warka kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay iney booqdeen halka ay wax ka dheceen iyagoona u muuqday kuwa arkay wax walba oo khasaara ah oo halkaas soo gaaray.

FAAFREEB PRO