Waxaa markale sii xoogeystay khilaafaadka gudaha ee udhaxeeya maamullada ridada ah ee dabadhilifyada u ah shisheeyaha saliibiyiinta kusoo duulay dalka Soomaaliya.
intabadan maamullada ridada ah ayaa madaxa iskula jira waxaana dhaxdooda ka jira khilaafaadyo siyaasadeed iyo kuwa maamul, madaxweyne ku xigeenka maamulka ashahaadda ladirirka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa uga dhawaaqay in uu mucaarad ku yahay Muuse Bixii Cabdi.
Cabdiraxmaan Saylici oo muddo 7 sano ah ku magacaawnaa Madaxweyne ku xigeen ayaa eedaymo culus ujeediyay Muuse Biixi Cabdi oo uu ku sifeeyay nin ku ka kacay khiyaamooyin isbarkan.
Isagoo shir jaraa’id ay wada qabanayeen Cabdiraxmaan Cirro oo ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Waddani ayuu Saylici carrabaabay in Muuse Biixi uu isku bedelay kaligii taliye macangag ah wuxuuna ku baaqay in talada laga tuuro.
Maamulka ashahaadda ladirirka isku magacaabay Somaliland oo sanadadii lasoo dhaafay ladhutinayay guuldarrooyinka kasoo gaaray dagaalkii Laascaanood iyo kala qeybsanaan gudihiisa ah ayaa hadda gelaya marxalad weji cusub leh.
Waxa loogu yeero doorashooyinka madaxtinimada Somaliland ayaa lafilayaa in ay qabsoomaan 2 maalmood kadib waxaana laga yaabaa in doorasgooyin ku sheegyadan kadib ay dagaallo ka curtaan gobollada waqooyi galbeed sababa laxiriiya hoggaamiyaasha hubaysan oo aan heshiis siyaasadeed ka dhaxaynin.
Intabadan cadowga shareecada islaamka ee geeska qaaradda Afrika ayaa gorodda iskula jiray haddii ay ahaan lahaayeen saliibiyiinta iyo murtadiinta