Jubada Hoose:
Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday mid kamid ah Koontaroolada laga ilaaliyo xarumaha muhiimka ah ee maamulka ridada ee Jubaland ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo.
Koontaroolkaan waxaa ku sugnaa ciidamo Kenyaan ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay 3 askari oo Kenyaati ah, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale oo ka tirsan ciidamada Kenya ee bartaasi Koontarool ku sugnaa.