DEG DEG: Daawo Sheekh Mahad Warsame oo Soo Xiray Mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf

Jan 17, 2025

DEG DEG Daawo: Qaybta 1aad Khudbadihii Laga Jeediyay Xafladda Qalin Jebinta Mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf – Allaah Ha U Naxariisto.

Qaybtaan Waxaad Ku Daawaneysaan Khudbad Muhiim Ah Oo Dhinacyo Badan Taabaneysa Oo Uu Xafladda Ka Jeediyay Sheekh Abuu Cabdiraxmaan Mahad Warsame – Xafidahullaah.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.

https://archive.gnews.to/index.php/s/LbASpNffjFJ5LNW

Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose.

https://www.facebook.com/faafreeb89/videos/1131472841860952