Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen isbaarada Shabeelle ee duleedka magaalada Muqdisho.
Dhaawaca waa 2 askari oo Murtadiin ah.
Habeen hore ayeey aheyd markii Ciidamada Mujaahidiintu qarax la beegsadeen guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka Murtadiinta oo ku yaala gudaha degmada Beledxaawo.