21 Murtad oo Lagu Dilay Dagaallo Maanta Ka Dhacay Duleedka Buulaburte

Feb 7, 2025

Hiiraan

Dagaallo lagu jebiyay maleyshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen deegaanka Beerayabaal ee duleedka magaalada Buurburde.

Allaah faadligii dagaalladaasi ayaa lagu jabiyay

21 askari oo Murtadiin ah, dhaawacana waa 14 kale.

Qaar kamid ah magacyada Murtadiintii lagu dilay dagalka waxaa kamid ah:

1-Muumin Faradheere

2-Cabdullaahi Xuseen Geedi.

3-Jeceelow Cusmaan Xasanow.

4-Maxamad Cali Xaamud.

5-Baryare Axmad Gobsuge [Sarkaal].

6-Maxamad Cabdullaahi Shiilow.

7-Muxuyadiin Cabdullaahi .

8-Maxamad Abuukar Hagar

9-Maxamad Salaad Taangi

Qaar kamid ah askartii lagu dhaawacay waxaa kamid ah:

1-Cumar Cali Farey.

2-Ciise Yuusuf Maxamad Jabiil.

3-Abuukar Maxamad