Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Danow.
Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Jannaale
Gedo.
Ciidamada xarakada Mujaahidiinta alshabaab waxay xalay dagaal Culus ku qaadeen askarta xabashida itoobiya ee duulaanka ku jooga degmada Garbahaareey.