Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo kooban, kaasi oo uu kusoo bandhigay weerar ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ku qaadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaad murtadiin ah ay ku lahaayeen duleedka deegaanka Xawaadley ee Sh/dhexe.