Andalus Podcast: Sheekh Maxamed Bishaar iyo Safarkiisii Cilmiga, Dacwada iyo Jihaadka

Feb 13, 2025

Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah,  waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.

Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu  gorfeeyaa mawaadic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Maxamed Bishaar iyo safarkiisii Cilmiga, Dacwada iyo Jihaadka.  

HOOS KA DHAGEYSO XALQADA IYO KUWII KA HOREEYAY