Shabeellada Dhexe:
Dagaallo dhowr jeer lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay markale ka dhaceen duleedka magaalada Balcad, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen fariisinka maleeshiyaatka Ridada ee isgoyska Saybiyaano ee degmada Hdan.
Dhaawaca waa 3 askari oo Murtadiin ah.
Isla Banaadir waxey ciidamada Mujaahidiintu qarax la beegsadeen fariisinka Murtadiinta ee isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley.
Dhaawaca waa 2 askari oo Murtadiin ah.
Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen isbaaro Murtadiinta u taalay afafka hore ee degmada Qoryooley
Dhimashada waa 2 askari Murtadiin ah.