Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay gudaha degmada Afgooye ku dileen askari Murtad ah oo ka tirsanaa Jawaasiista dharcadka Murtadiinta.
Mooto uu watayna waa laga soo qaniimeystay
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen Bar Koontarool oo Murtadiinta ay kaga suganyihiin agagaarka xarunta maamulka Ridada ee degmada Kaxda