“Afrika Waxa ay Gelaysaa waa Cusub oo Dagaal ah” Wall Street Journal.

Jan 2, 2025

“Afrika waxa ay gelaysaa waa cusub oo dagaal” waxaa sidaas lagu bilaabay warbixin uu daabacay joornaalka Ameerikaanka ah ee Wall Street Journal, taasoo diirada lagu saarayo xaalka dhabta ah ee qaaradan iyo sida aan inta badan loo arkin waxa ka socda.

Jariirada ayaa tibaaxyesa in Afrika ay martigalineyso dagaalo xoogan balse indhaha caalamka ay ku mashquulsanyihiin colaadaha Ukrain iyo bariga dhexe, taasina ay keentay in warbaahintu kaliya ay buun buuniso dhinacyadaas inteeda badana ka waji leexsatay soo tabintanta xaqiiada dagaalka Afrika.

Waxaa tulaase loo soo qaadanayaa dagaalada ka socda Nigeria iyo bariga Congo, waxaa sidoo kale warbixinta lagu soo hadal qaadayaa saameynta mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku leeyihiin gobolka geeska iyo iney ku xidideysteen gudaha Soomaaliya, deegnada xeebaha ee dhacana gobolka ayeyna warbixintu xuseysaa iney si aad ah ugu balaarteen mujhaadiniinta Al-Shabaab.

Cooladaha Suudaan iyo Itoobiya ayaa ka mid ah waxa dhanka kale ay warbixinu xuseyso, waxaana gunaanadkii lagu waramayaa in dhamaan dhacdooyinkaan kala duwan ee ka socda qaarada Afrika ay ka dhigayaan in mid luga lasii galeysa xaalad colaadeed oo ka balaaran midii hore waana sida hadalka loo dhigay.

FAAFREEB PRO