Agaasimaha Hay’ada CIA-da oo Fariin Dginiin Ah Soo Gaarsiiyay Xasan Gurguurte.

Nov 2, 2024

Agaasimaha Sirdoonka dibadda Mareykanka ayaa booqasho dhuumasho ah ku tegay xerada Xalane isagoona farriimo digniino ah ugudbiyay Madaxa kooxda Riddada

Madaxa hay’da sirdonka dowladda saliibiyadda Marayknka ee CIA ninka lagu magacaabo William Burns ayaa booqasho qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Booqashadaas oo sida la sheegayo aheyd mid hal maalin qaadatay ayuu madaxa sirdoonka dowlada saliibiga maraykanka wuxu wadahadallo aan lasii shaacin oo ka dhacay xarunta CIA-da ee xerada xalane kula qaatay Madaxweynaha kooxda ridada Xasan Sheekh Maxamuud iyo Taliyihiisa Nabadsugidda Cabdullaahi Sanbaloolshe

Inkastoo an Si rasmi ah loo shaacin qodobadii ay ka wada hadleen labada dhinac, balse Wararka hordhaca ahe ee kasoo baxaya kulaankas aya la sheegaya in uu madaxa CIA’da uu madaxda kooxda ridada kala hadlay dagaalka uu maraykanku horkacaayo ee kasocda qeyba kamid ah gobolada Somalia, dagaalkaas oo lagula dagaalamaay mujahidiinta, iyadoo dowlada marykanka ay saluugsantahay natiijada ka imaanaysa dagaaladaas.

Madaxweynaha kooxda ridada Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha CIA-da William Burns ayaa sidoo kale la sheegaya inay ka wada hadleen xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan heshiiskii muranka badan dhaliyay ee soo galitaanka bada-cas ee Addis Ababa ay la gashay maamulka ridada ee Somaliland.

Booqashada Burns ayaa ku soo beegantay xili xiriirka u dhaxeeya dowlada ridada iyo kan itoobiya uu maraayo meeshuu ugu xumeeyd, tasoona keentay in dowlada ridada ay sheegtay in ciidamada Saliibiyiinta itoobiya ayna kasii mid ahan doonin isbahaysiga cusub ee la qorsheeynayo in lagu badalo ATMIS. waxaana la rumeeysan yahay in dowlada marykanka ay rabto inay ku qasabto in dowlada ridada ay ka laabato mawqifkooda ku aadan kamid ahaanshaha ciidanka itoobiya ee isbahaysiga cusub ee saliibiyinta afrikaanta.

Cabdisalaan Guuleed oo soo noqday taliye ku xigeenka sirdoonka kooxda ridada ayaa sheegaya in socdaalka kediska ah ee madaxa CIA-da uu xambaarsanaa arrimo halis ah oo soo kordhay.

Dhinaca kala dadka aad ula socda arimaha sirdoonka iyo xiriirka marykanka iyo Dowlada ridada ayaa aminsan in socdaalkan qarsoon uu yahay mid muhiimadiisaleh iyadoo ay malmo uun ay ka harsan yihiin doorashada dalka maraykanka lagana cabsi qabo in hadii trump u ku guuleeysto doorshada oo dhaceys 5-da November uu isbadal wayn ku sameeyo siyaasada marykanka ee Geeska afrika.

Haddii uu Donald Trumo kusoo baxo doorashada dhici doonta isbuucan ayay dowladaha geeska afrika rumeysanyihiin in uu isbedel ku sameyn doono siyaasadaha arrimaha dibadda gaar ahaan Itoobiya iyo Jabuuti oo mareykanku ku lug leeyahay.

dabayaaqadii sanaddii 2020-kii markii uu sii dhammaanayay xukunka Trump ee mareykanka ayuu intabadan ciidamadiisa kala baxay dalalka dhaca geeska afrika oo soomaaliya ay kamid tahay.