Al-Qaacida oo sheegatay masuuliyada weerar lagu laayay murtazaqada Ruushka [Warbixin]

Jul 28, 2024

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Walmuslimiin ee wadanka Maali ayaa weerar cagmarin ah ku laayay boqolaal askar saliibiyiin iyo murtadiin ah iyagoona gacanta ku dhigay Maxaabiis katirsan calooshood ushaqeystayaasha Ruushka.

Wararka ka imaanaya mandiqadda Saaxilka qaaradda Afrika ayaa sheegaya in khasaara culus oo cadowga jinsiyadaha kala duwan dhabarka loogu saariyay duullaan baallaran oo ay qaadeen mujaahidiinta Nusratul Islaam Walmuslimiin.

Dagaal maalmo  qaatay kadib ayay mujaahidiinta iyo dadka deegaanka ugu suurtagashay in ay cagta mariyaan dhowr kolonyo oo ay la socdeen ciidamada saliibiyiinta Ruushka ee loo yaqaan Faagnar iyo maleeshiyaadka xukuumadda ridada Maali.

50 askari oo katirsan murtazaqada  Ruushka iyo 10 kale oo kamid ah ciidanka ridada Maali  ayaa lagu dilay weerarkan oo ka dhacay xuduud beenaadyada ay wadaagaan dalalka Maali iyo Al Jazaa’ir.

Mujaahidiinta ayaa maxaabiis ahaan gacanta ugu dhigay saraakiil katirsan calooshood ushaqeystayaasha Ruushka ee Faagnar iyo jeneraallo katirsan melleteriga Ridada Maali.

HOOS KA DHAGAYSO WARARKII UDANBEEYA EE HAWLGALKAASI