Camaliyad istish-haadi ah oo uu fuliyay geesi katirsan mujaahidiinta Ansaaru Shareeca ayaa lagu beegsaday fariisin murtazaqada Imaaraatka ay ku leeyihiin mandiqada Modiya ee katirsan gobolka Abyan.
Camaliyada oo dhacday maanta oo Jimco ah, ayaa Allaah fadligii waxaa dhimasho iyo Dhaawac ku noqday 50 kamid ah maleeshiyaatka Imaaraatka hoostaga ee ku sugan koonfurta Yaman.
Weerarkaan ayaa wuxuu qeyb ka yahay silsilado howlgaallo ah oo mujaahidiintu ugu magacdareen Sihaamul-Xaq, oo si gaar ah ubeegsanaya calooshood ushaqaystayaasha xukumada Abuu Dhabi ka samaysatay dalkaasi.