Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah sheekh Jaamac Cabdi Salaam oo ah shekh caalim waayo joog ah , in badane goob joog u ahaa dhacdooyinkii dalka ka dhacayay 50-kii sano ee lasoo dhaafay.
HOOS KA DHAGEYSO XALQADA IYO KUWII KA HOREEYAY