Hiiraan.
Howlgal qorsheysan oo habeenkii xalay ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen xaafada Nuur-xawaad ee magaalada Beledweyne waxey ku dileen askari Murtad ah kaasi oo lagu magacaabi jiray Carabeey waxeyna ka qaniimeysteen qori AK47 ah oo uu ku hubeysnaa askarigaas.
Gedo: Murtad Cabdullaahi Cabdi Aadan oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii 2aad ee maamulka ridada degmada Baladxaawo oo dhawaan ku dhaawacmay qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmadaasi ayaa u dhintay dhaawicii soo gaaray.