ATMIS ayaa cambaareysay madaafiicda lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Taliska ciidamada kufaarta Afrikaanta ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii madaafiicda ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiinta ay ku qaadeen gudaha xerada gaalada ay isku uruursadeen ee Xalane.
Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in wixii ku dhacay gudaha xeradaas ay si aad ah uga xunyihiin.
Dhanka kale ninkan ayaa tacsi u dirtay ehelada gaaladii ku baqtisay halkaas.
Ugu dambeyntii warka kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay iney booqdeen halka ay wax ka dheceen iyagoona u muuqday kuwa arkay wax walba oo khasaara ah oo halkaas soo gaaray.
FAAFREEB PRO