Sida uu daabacay joornaalka New York Times waxay cabsi xoogan hadda soo food saartay Tobaneeyo Hinduus ah oo ku nool gudaha dalkan, muslimiinta Bangladesh ayaana qaadaya talaabooyin aragagax ku beeray gaaladan.
Wargeysku waxa uu sheegayaa in si joogta ah loo beegsanayo goobaha gacansi, macbadyada ay ka dhisteen gudaha wadanka iyo meel walba oo ay lug ku leeyihiin bulshada Hinduuska, waxaana midan xalin weysay oo tag ilaa hadda u la’a xukuumada KMG ah Bangladesh.
Waxay hadda u muuqataa in dadkan Hinduuska ah ee ka yimid dhanka Hindiya ay ku qasbanaan doonaan iney dib ugu laabtaan dhulkooda, Muslimiinta Bangaliga ayaana u aargudaya cid walba oo muslim ah oo ay wax yeeleysay xukuumada kaafirada ah Narendra Modi.
FAAFREEB PRO