Camaliyad istish-haadiyo ah ayaa galabta lala beegsaday xarunta Iskool Bulisiyo ee magaalada Mogdisho halkaas oo ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil badan oo katirsan maleeshiyaatka Booliska ridada.
Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow bayaan kasoo saaray howlgalkaas, waxaana warsaxaafadeed horudhac ah oo kasoo baxay lagu yiri:
“Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goor dhow camaliyad istish-haadi ah la beegsaday xarunta Iskool Bulisiyo ee degmada Xamar Jajab, Magaalada Muqdisho. Camaliyadda oo uu fuliyay halyeey ka tirsan guutada istish-haadiyiinta Mujaahidiinta ayaa si toos ah loola beegsaday saraakiil iyo askar ka tirsan cadawga murtadiinta ah kuwaas oo ku sugnaa gudaha xarunta. Waxaa jira khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac ah oo cadawga murtadiinta ah ka soo gaaray camaliyadda. Wixii faahfaahin ah dib ayaan ka soo gudbinaynaa insha-Allah.”