Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerar mujaahidiintu ku beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka degmada Buulo-burte ee dhacda wilaayada Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Weerarkan qorsheysan ayaa si gaar ah kaga dhacay meel u dhow deegaanka Aboorey ee duleedka degmada Buulo-burte, halkaas oo si wayn loogu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta, cameradda Kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa soo bandhigaysa jabkii halkaas ku gaaray Riddada iyo khasaaraha dhimasho ee la gaarsiiyay.