Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Magaalada Biyo-cadde.

Mar 2, 2025

Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirro cusub oo lagu soo bandhigayo qabsashada mujaahidiinta ee deegaanka Biyo-cadde ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta.

Weerarka mujaahidiintu kula wareegeen magaaladan waxay ku dileen 13 askari oo murtadiin ah, halka 9 kalena lagu dhaawacay, waxaana murtadiinta weerarkaasi looga gubay gaari Cabdi bile ah, waxaana maalinkii labaad magaalada Biya-Cadde si buuxda gacanta ugu haya ciidamada mujaahidiinta ee shalay la wareegay, iyadoona dadka deegaanka ay soo dhaween u sameeyeen ciidamada mujaahidiinta ee deegaankooda soo gaaray.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Qabsashada Mujaahidiinta Ee Magaalada Biya-cadde.