Daawo Sawirrada Weerarkii Xasminta Ahaa ee Ka Dhacay Deegaanka Cali-Fooldheere

Feb 22, 2025

Mu’assasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa caawa faafisay sawirro cusub oo qayb ka ah weeraradii cagmarinta ahaa ee ka dhacay Sh/dhexe, kuwaas oo mujaahidiintu ku xoreeyeen deegaanno ka tirsan wilaayadaasi.

Sawirradan oo ka kooban 22 waxay mu’assasadu kusoo bandhigtay weerarkii cagmarinta ahaa ee shalay ka dhacay deegaanka Cali Fooldheere ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, waxay sawirradu muujinayaan sida weerarkaasi u dhacay iyo sidoo kale maydadka maleeshiyaadka murtadiinta oo goobihii lagu dagaallamay iyo howdka bilqan.

Halkan ka degso dhammaan sawirrada.

Ama Hoos Ka Daawo Qaybo Ka Mid Ah.