Daawo: Xildhibaanada Ridada oo Qiray Fashilka Kooxdooda.

Aug 7, 2024

Xildhibaano katirsan Kooxda Ridada ayaa shegay in ay fashilantay xukumada Xamse Cabdi Bare.

Waxay soo hadal qaadeen weerarkii hotel Beach View ee mujaahidiinta ka fuliyeen xeebta Liido horaantii todobaadkaan .

Xildhibaan Maxamed Wali oo kamid ah golaha dawaaqiida ridada ayaa  yiri  “Xukuumadda R/wasaare Xamse waa ay fashilantay”.

Sidookale murtad Xildhibaan Maalik Cabdall ayaa sheegay in ay dhan waliba ay ka fashilaan isagoo yiri “”Wax waliba waan ku fashilanay, Shabaab ayaana naga faa’ideystay”.