Shabeelada dhexe.
Dagaallo culus oo dhowr jeer lagu jabiyay maleeshiyaatka Ridada ayaa maanta markale ka dhacay duleedka degmada Balcad.
Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid.