Dagaallo Lagu Jabiyay Murtadiinta oo Maanta Ka Dhacay Mudug.

Feb 12, 2025

Mudug:

Dagaallo u dhaxeeyey ciidanka Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen bacaadka Faarax Aadan ee duleedka magaalada Xarardheere.

Dagaalladaan oo lagu jabiyey murtadiinta, ayaa waxaa jira khasaaro cadowga gaaray.