Dagaallo Lagu Jabiyay Murtadiinta oo Shalay Ka Dhacay Duleedka Balcad.

Feb 17, 2025

Shabeelada dhexe.

Dagaallo culus oo lagu jabiyay Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa gabal dhicii shalay ka dhacay duleedka degmada Balcad waxaana dagaaladaas khasaara culus lagu gaarsiiyay Murtadiinta